Seddax Muuqaal Cajiib ah Oo Cirka ka Dhici Doona Arbacada Soo Socota#Rare astronomical event

-

Wakaaladda Sayniska Mareykanka ee NASA waxa ay arbacada soo socota ku tabin doontaa Internetka, dhacda cajiib ah oo la xariirta cirka, iyadoo la filaayo in ay kulmi doonaa seddexda nooc ee dayax ee kala ah “Dayaxa buluug ah”, “Dayaxa Weyn” iyo waliba “Dayaxa Dhiiga” arintani oo ah markii ugu horeysay muddo 152 sano ah, waxaana markii ugu danbeysay dhacdadan la arkay 31 March 1866-kii.

Marka la fiiriyo Warbixinta Website-ka Alcarabiya oo Xaqiiqonews ay soo tarjuntay “Dayaxa Buluuga” waxaa loola jeeda labo dhammaystiritaan oo uu Dayaxa sameynaayo ee ujeedada ma ahan Buluuga caadiga ah , sidoo kale Dayaxa Weyn” waxaa loola jeedaa iftiinka Dayaxa oo siyaadaayo 14%,waana marka uu Dayaxa uu soo dhawaanaayo Dhulka.

Dhanka kalase Dayaxa Dhiiga waxaa looga jeeda Dayax uu u muuqdaa midab casaan ah, laf ahaantiisana maaha, laakiin wuxuu ka tarjumayaa qorraxda.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...