Senetar Ruushiyaan Ah Oo Iclaamiyey Jabka Mareykanka

-

Senetar Ruushiyaan caan ah ayaa sheegay in Mareykanka uu ka jabay dagaalkii Afghanistan.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Alexei Pushkov oo ah xubin sare oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka Ruushka ayaa bogiis Telegramka soo dhigay hadalka ku aadan go’aana Madaxweynaha Mareyknka Joe Biden uu ku bixiyey in ciidanka Mareykanka laga soo saaro Afghanistan bisha Septembar ee soo socota.

Senetarka ayaa yiri “Mareykanka waxa uu ka baxaya Afkanistaan ka dib 20 sano oo dagaal khasaaro badan ka soo gaaray ay ku jireen”.

Sidoo kale Aqri: Maxaad Kala Socotaa Ceebtan Mareykanka Gilgishay

Waxa uu hadalkiisa ku daray “Imbaraadooriyadda Mareykanka waa in ay qirataa jabka soo gaaray”.

14-kii April, Biden ayaa iclaamiyey in ciidanka Mareykanka ay ka bixitaankooda Afghanistaan bilaabi doonaan 1-ka bisha May, go’aankaasi ayaa sababy in dowladaha kale ee shanta ah ee qeybta ka ah howgalka NATO ay qaadaan mid la mid ah go’aanka Mareykanka iyaga oo sheegay in ay ciidmadooda kala baxayaan Afkanistaan.

Xogahaya guud ee isbaheysiga NATO, Jens Stoltenberg ayaa yiri “Si wadajir ah ayaan Afkanistaan u galnay, si wadajir ah ayaana uga baxeynaa”.

Gudaha Afkanistaan ayaa hadda waxaa ku sugan 10,000 kun oo askari oo Nato ah, halka3500 oo ka mid ah ay yihiin Mareykanka, waxaana lagu wadaa in bilo gudahood ay halkaasi faarujiyaan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...