Shaahley Sacuudiyaan Ah..Arag Noolasha Qarsoon ee Sacuudiga

-

Baraha bulshada waxaa lagu baahiyey muuqaalka xaalad murugo ah oo ay la nooshahay haweeney da’ ah oo sacuudiyaan ah, taasi oo shaah ku iibiso wadooyinka Tabuuk.


Xaqiiqonews-Muuqaal

Haweeneyda ayaa muuqaalka dhaxdiisa ku sheegeysa in ay tahay garoob la soo furay, faqiir ah islamarkaana ku nool guri ijaar ah, iyadoo sheegtay in daruufta ay ku qasabtay shaqadan si ay u dabarto noolasha qoyskeeda.

Dad badan ayaa falcelin ka sameeyey muuqaalka gaar ahaan dadka isticmaala Tuwiterka , waxaana durba bilowday Hashtag ah -Shaahleydd-Tabuuk,

Sidoo Kale Aqri..Haweeney Xanuunsan Oo Qofkii U Dhawaadaba Uu Suuxaayo!

Qaar ka mid ah dadkii daawaday ayaa muujiyey qaabka ay uga naxsanyihiin sida daruufaha ay u saameeyaan Sacuudiga, halka kuwa kalane ay dalbanaayeen meel lagala xariiri karo haweeneyda si ay u caawiyaan.

Mid ka mid ah dadka Tuwterka ku baahiyey muuqaalka ayaa qoray “Dadku sidan ayey u noolyihiin xilliga bin Salmaan, qoysas badan oo Sacuudiyaan ah ayaana ku nool meel ka hooseysa khadka faqriga-mana jirto cid war ka heysa”.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...