Shacabka Muqdisho Oo Hal arin darteed Ku Nacay dowladda Farmaajo#aqriso Maxey tahay?

-

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa hadda waxa ay u muuqdaan kuwo ku dhow iney nacaan dowladda uu hoggaaminayo madaxweyne Farmaajo, kadib waxyaabo aysan shacabka ku qancin oo ay la yimaadeen.

Kadib markii dowladda ay xirtay dhammaan jidcadayaasha Muqdisho si loo qabto gaadiidka qaraxyada wada ayaa taasi waxay noqotay caqabad hor leh.

Dadku ayaa kaliya isticmaalin Afarta Laami ee magaalada ee xaafadaha ayuu doonayaa qof walbo in gaarigiisa la tago ama waxa dhici karta qatar caafimaad.

Dowladda iyadoo eegeysa oo kaliya gaadiidka is qarxinaya ayaanay ka fekerin danta shacabka iyo dhimaatada ay keeni karto arrintaasi

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...