Muuqaalka oo lagu baahiyey Baraha bulshada ayaa waxa ka soo muuqanaya kalkaaliso ka mid ah shaqaalaha Mareykanka ee loo tababaray la dagaalanka Covid-19, oo oyneysa
Xaqiiqonews-Muuqaalo
Waxa ay u oyneysay si daran iyada oo leh “waxa aan maanta iska casilayaa shaqadeyda” iyada oo sii raacisay “waan jeclaa in aan sii shaqeeyo, waxaana ka mid ahaa dadkii loo tababaray covid-19”.
Haweeneydani ayaa sheegtay in kalkaaliyaasha caafimaad ee Mareykanka aysan heysan “Maaskaro” iyo qalab ka hortg arintaasi oo shaqaalaha caafimaadka ka dhigeysa kuwa dayacan oo u beylahan Karoona Fayrus.
Iyada oo ayneysa ayey hadalkeeda ku sii dartay “Mareykanka ma ahan mid diyaarsan”.
Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA