Shariif Oo Axmed Madobe Ku Sifeeyey Islaan ari raac ah!!

La Wadaag Asxaabtaada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh shariiif ayaa qabtay shir jaraa’id oo ku saabsan sida uu ugu xun yahay qaabkii dowladda ay iskaga hortaagtay in uu u safro Kismaayo.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

“Aniga Garoonka waa la iiga reebi karaa, laakiin waxaa la iiga reebi hal si’ oo ah sharci” ayuu yiri shariif oo saxaafadda kula hadlay guri uu ka dagan yahay Muqdisho.

Sheikh Shariif oo isku dayaaya in uu xalaashado socdaalkiisa Kismaayo ayaa yiri “Islaan ari raac hadii ay ii wacdo oo aan ku qanco waan u tagayaa”

Sidoo Kale Aqri:Google Oo Kismaaya Ku Tilmaamay Xarunta Alshabaab

isagoo intaasi ku daray “sharciga ayaa ii ogol” , muuqalkani oo dhamaantiis quseeya arinta xayiraada ee Kismaayo ayuu sheikh shariif ku dooday in ay sax aheyd in loo ogolaado in uu ka qeyb galo xafladda Caleymo saarka Axmed Madoobe.

Df-ka Soomaaliya ayaa soo rogtay xayiraado dheeri ah oo ka dhan ah maamlka Axmed Madoobe, balse waxaa jira dad u badan Mucaaradka Oo arimahaaasi aad ugu soo horjeestay.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada