Sheekadii Jaceyl ee Farmaajo Iyo Kheyre Oo Gagabo ah

-

Qisadii Jaceyl ee Dhaxmareysay Farmaajo iyo Kheyre waxa ay soo gaartay gagabo, inkastoo wili “Jaceylka” uusan dhamaan,  hase ahaate waayaha ayaa ku dhaw in xiriirkii ay u badalaan “mid dhamaaday”.


Xaqiiqonews-Wararka

Ilaa daqiiqadihii ugu dambeeyey, Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhaganaa xiriirka fiican ee uu lahaa Kheyre, waana kanaa maanta Farmaajo oo isku diyaarinaayo in uu iska iloowo sheekadii jaceyl ee kala dhaxeysay mr Kheyre.

Kheyre ayaa soo qaatay xiriir “xididnimo” oo heers sare ah, waxyaabaha ugu waaweyn ee lagu xasuusan doono waxaa ka mid ah sida anshaxa leh ee uu u dhowray dhaqanka soomaalida ee dhiirigelinaaya ilaalinta xididka.

Haddiise Farmaajo wax laga weydiiyo khibradiisa xagga siyaasadda waxa ay ila tahay in uu Kheyre ku sifeyn lahaa “Ra’iisal wasaare ruuxi ah”.

-Awr Safar In yar ayey Xariirsantahay

Sheeko walbo dhamaad ayey leedahay, warqad walbana labo dhinac ayey leedahay, waxa ila tahay waxaa la joogaa waqtigii ay is macsalaameyn lahaayeen Kheyre iyo Farmaajo, howsha ayaa hadda u eg sida ay na leedahay “Nin walboo naftaada”.

Mushkiladda ugu badan waxa ay hortaagan tahay taageerayaasha “nabad iyo nolol” kuwaasi oo caqbadda ugu weyn ee heysata ay tahay in kala doortaan Farmaajo iyo Kheyre, waxaana gabi ahaanba meesha ka baxay daladdii lagu mideysnaa ee “nabad iyo nolol”.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...