Sheikh Caan ah “Alaha U Naxariista Bissadda, Ilaah Waa Naxariis Badane”

-

Haweeney la soo xariirtay Tv ayaa  iska camiratay Oohin dheer iyadoo tiri “Yaanyuurteyda waxa ay  nooleyd muddo 12 sano ah,  waxaan u daaweyni jiray si qancin leh si baahi kasta aan uga daboolo .. Cunto , cabitaan iyo jacayl ”

Waxay tiri iyada oo la hadleysay barnaamijka, ‘Allah wuu ogyahay,’ ‘والله أعلم’ ee ka baxa  Tv-ga ‘CBC’, ” waxa ay dhimtay iyada oo saaran booggeyga, waan dhaqay, waa karfinay ka dibna waxaan u  aasay si sharci ah, hadaba shiikhow Ma jiraa sadaqo ama duco aan u bixinaayo  si aan u dejiyo welwelka qalbikeyga?

Balse dhankiisa Dr. Cali Jomaa, oo ah muftigii hore ee Masar,  ahna xubin ka  ah hay,adda culimada aduunka, ayaa sheegay in bisad aan la xisaabin doonin, iyo in aan la qaban doonin mas’uuliyadda dembiga ay sameysay isagoo intaasi raaciyey “Ilaaha u naxriisto ilaah waa naxariis badane”.

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...