Sheikh Caan ah Oo Donald Trump Ugu duceeyey In Uu janada Galo oo ilaah Xaqqa Tuso

La Wadaag Asxaabtaada

Tan iyo Markii Donald Trump uu booqday sacuudiga Waxaa aad U soo Baxay Taageerada siyaasiinta iyo culimada Sacuudiga ay u haayaan Trump waxaana ka mid ah wax yaabihii ay dad badan la yaabeeen ee dhacay in Nin Sacuudiyaan ah oo Balan qaaday in uu dhisaayo Masjid Uu Ugu magac daray” Ivanka” Oo ah gabar uu dhalay trump sidoo kale waxaa dhanka kale suuqyada Sacuudiga iyo waliba Suuqyada electroni-kada ee Online wax lagu kala iibsado ka dhamaaday Saakada madow ee ay wadatay Ivanaka trump saacdo ka dib markii ay soo gaartay sacuudiga.
waxyaabaha aadka cajiibka u ah ee dhacay inta lagu gudu jiray booqashada Trump ee Boqortooyada waxaa ka mid ah in culimada sacuudiya ay u duceeyeen TRUMP IN U xaqqa qaato.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada