Sheikh Caan Oo Weerar Ku Qaaday “Sheykh Sudeys”…Waa Tan Sababa.

-

Daaciga reer Tuunisa Bashiir Bin Xasan ayaa weerar ku qaaday Sheikh Sudeys Oo Madax ka ah Labada Masjid ee Xaramka iyo Masjidka Nabiga.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Bashiir Bin Xasan ayaa weerar kau qaaday Imaamka Xaramka ka dib markii uu iska indha tiray salaad Janaasatul ghaa’ib lagu tukado Maxamed Mursi.

Aqriso: Sheykh Sudeys Oo U Duceeyey Donald Trump !

Bin Xasan ayaa Facebook ku faafiyey qoraal uu ku leeyahay “muslimiinta waa in aysan ilaawin in minbarka masjidka Xaramka uu ka qeyb qaatay afgambigii Masar, sidoo kalane ay baneysteen dhiigga dadkii la laayey iyaga oo ku tilmaamay Khawaarij”.

Isagoo sii daba dhigay mar uu si gaar ah ula hadlayey Sudeys “Sudeysow maxaad ugu dukan weysan salaad janaasa Mursi, mise wiilka dhalinyarada Kuuma ogala arinkaasi”.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...