Sheikh Shariif Oo Loo Wado Xilka Madaxweynenimo Iyo Xoga Qarsoon Oo La Baahiyey

La Wadaag Asxaabtaada

Sida Tilmaameyso xogaha ay baahiyeen websiteyada qaarkood waxaa jira dowlado iyo siyaasiyiin badan oo doonaya in madaxweynaha dalka laga dhigo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyadoo ay jiraan ififaalo arrimahaasi muujinaya.

Dowlado ay hormuud u tahay dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la xaqiijiyey in qarash aad u badan ku bixiyeen sidii Farmaajo loo tuuri lahaa, kadibna loo keeni lahaa Sheekh Shariif.

Xogtan ayaa sheegeysa in sidoo kale Sheekh Shariif uu ka bilaabay magaalada Muqdisho olole uu ku doonayo in saaxiibkiis Farmaajo meesha laga saaro.

Sidoo kale, baarlamaanka Federaalka gaar ahaan golaha shacabka ayaa la doonayaa in loo gudbiyo mooshin ka dhan ah madaxweyne Farmaajo.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada