Dhamaan muslimiinta waxa ay u dabaaldagaan labada Ciid Ee qur’aanka lagu sheegay ee kala ah Ciidul-fitriga iyo Ciid Weynta
Xaqiiqonews-Wararka
Iyada oo aan loo ogeyn qolo iyo koox, muslimiinta oo dhan waa ay u dabaaldagaan maalinkan qiimaha badan.
Si gooban Ciid Weynta ama Ciidda carafa(sida Soomaaliya looga yaqaan) ayaa la dabaaldagaa ka dib markii dadka ay soo dhameystaan acmaasha Xajka.
Sidoo Kale Aqriso: Yaa-saxan-shiicada-iyo-suniyiinta-xageese-la-isku-khilaafsanyahay? ..Xog Muhiim ah
Marka Turkiga la joogo Ciid weynta Waxaa loogu yeeraa “Kurban Bayrami”, markii Iiraan la tagana waxa ay noqoneysaa “Eid e-Ghorban”
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA