Shiikh Caan Ah Miyaa Dislike Saaray Heestii Waayaha Cusub?

La Wadaag Asxaabtaada

Shiikh Maxamed Idiris oo ka mid ah taageerayaasha N&N, ayaa beeniyey in uu qeyb ka dadkii dislike saaray heesta “Nabar iyo Naxdin”.


Xaqiiqonews-Warar Gudaha

Waxa ay aheyd hees,hase yeeshee hadal heyn ayey isku badashay markii ay bateen dadkii dhibsaday heesta, kuwaasi dislike kaga aargoostay heesta.

Kooxda Heesaha ee Waayaha cusub ayaa soo qaaday heesta “Nabar iyo Naxdin”, heestaasi oo dood badan ka dhalisay Baraha bulshada.

Shiikh Maxamed Idiris oo ka mid ah taageerayaasha N&N, ayaa beeniyey in uu qeyb ka dadkii dislike saaray heesta “Nabar iyo Naxdin”.

Sidoo Kale Aqri..Shiikh Caan ah Oo Yiri “Dumar Badan Oo La Guursado Waa Xaqdarro!

Sheekha ayaa soo bandhigay qoraal uu sheegay in ay ku abuurteen koox uu ku tilmaamay “cayayaankii baraha bulshada ee la sheegaayey”, waxa uuna dadka ka dalbaday in ay wax hubsadaan.

Riix Halkani Si Aad u Hesho Wararka Muhiimka ee Bogga Hore

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada