Shiikh Soomow “CC Shakuur Xadiithyada Rasuulka Oo Dhan Ayuu Beeniyey”!!

-

Sheikh Soomow oo ka mid ah wadaada Suufiyada ee ku abtirsada caqiiqadada “Ashaaciriyada” ayaa soo duubay muuqaal kulul oo ku saabsan Cabdiraxmaan Cabdi shakuur.


Xaqiiqonews-Muuqaalo

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la hadlaayey dad ku sugan Jarmalka ayaa sheegay in Culimada ay soo daliishadaan xadiithyo uu ku tilmaamay “kuwa aan sal laheyn” si ay u duufiyaan Xaqqa dumarka.

CC shakuur ayaa si gaar ah u xusay Xadiithka dumarka ku tilmaamaya in ayihiin “Kuwa Caqli iyo Diin dhiman”.

Shiikh Soomow ayaa yiri “Xadiithka waa mid sax, waxa uuna ku sugan yahay Bukhaari iyo Muslim”

Soomow ayaa yiri “Xadiithkaasi in aad ku tilmaamto mid aan sal laheyn waa gaf aad diinta ka gashay” isagoo sii raaciyey “Waxaan kuu sheegayaa qofkii hal xadiith beeniya waxa uu la mid yahay isaga oo beeniyey xadiithyada oo dhan”.

Qeybta Hoose Ku Daawo Muuqaalka Soomow Oo Dhameystiran

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...