Shiinaha Oo dadka muslimiinta ah ka mamnuucay Magacayada Muslimiinta waxa ugu horreeya magaca……..

-

Wargeyska New Yorka times ayaa qoray warbixin xasaasi ah oo kau saabsan go,aan madaxda dalka shiinaha qaateen oo ahaa in dalkaasi laga mamnuucay magacyada qaar ee ay la baxaaan muslimiinta waxaana ugu horreeya magaca muxamed .
gobolka Xinqiang ayaa laga mamnuucay muslimiinta ku nool gobolkaasi in ay isticmaalaan magacyada muxamed,mujahid,jihad iyagoo mamnuucistooda marmarsiiyo kaga dhigay in magacyadani ay muujinayaan xagjirnimo.
Sida uu qoray wargeyska New yorka times kala bar dadka dagan gobolka Xinqiang waa muslimiin waxaana uu wargeyska sheegay in dadka dagan gobolkaasi cadadkooda gaaraayo 10 milyan oo qof.
hase ahaate tirokoobyo kale ayaa burinaya tiroobka wargeyska sheegay waxaana lagu qiyaasay dadka dagan gobolada barri ee dalka shiinaha oo gobolkani Xinqiang ku jiro in ayaa gaarayaan ilaa 25 milyan oo kala bar ay muslimiin yihiin.
Waxaana asalka dadka dagan gobolda barri ay ka soo jeedaan dalka Uzbekistan oo ay deris yihiin.
horay ayaa shiinaha waxaa u soo saaray go,aano badan oo lagu caburinaayo dadka muslimiinta ee dagan goboladan waxaana ka mid ahaa in la mamnuucay in garga la deysto, in xijaab dumarka qaataan marka basaska la saaranyahay iyo xitaa in la soomo bisha ramadaan sida warbixinada qaar ay sheegeen.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...