Shiinaha Oo Diyaaradihiisa Dagaalka Ku Hubeynaya Hub Cusub

-

Ilo wareedyo ayaa sheegay in shiinaha uu damacsanyahay in hal tallabo horay u qaada xagga diyaaradahiisa dagaalka, waxaana la leeyahay waxa uu rabaa in uu hub cusub ku qalabeeyo.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Diyaaradaha Jiilka shanaad, ee Shiinaha ayaa markani la soo warinayaa in lagu qalabeyn doono hub Leysar ah sanadyada soo socdo,

Sida Xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay Global Times-ka shiinaha, Ciidanka xoreynta shacabka ee Shiinaha ayaa damacsan ikhtiraac cusub kaasi oo lagu doonaaya in diyaaradaha Shiinaha lagu qalabeeyo hub leysar ah.

Sidoo Kale Aqri..Ugu Dambeyn Shiinaha Oo Shaaca Ka Qaaday In y Dad u Dirayaan Mars

Sida uu sheegay Global Times, Hubkani leysarka ah ayaa loo nashqadeyn doonaa qaab uu ku burburin karo diyaaradaha dagaalka ee cadowga, waxaa kale hubkani loo farsameynayaa burburinta gantaalaha cir-ka-cir.

Waxaa la sheegaa In Hubka Leysarka ay adagtahay in lagu qalabeeyo diyaaradaha dagaalka, madaama diyaaradaha noocani xawaarahoodu ee dheereeyo, ayna sameynayaan dhaqdhaqaaq inta ay hawada xawaareynayaan.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...