Shiinaha oo Ku qasbaya Muslimiinta in ay Magacyadooda badaalan#sabab

La Wadaag Asxaabtaada

Idaacadda ‘آسيا الحرة’ (aasiyada xorta ah) ayaa sii deysay warbixin xasaasi ah oo laga soo diyaariyey gobolka muslimiinta ay ku badan yihiin ee Xingyang.
idaacadda ayaa sheegtay in madaxada dalkaasi ay soo rageen amar ku saabsan in la mamnucay magacayada musilimiinta inta badan ay la baxaan waxaana ka mid ah magacyada hadda mamnuuca laga dhigay Carafaat, islaam, ramadaan iyo kuwa kale oo badan.
Amarkani danbe ee la soo saaray intii lagu guda jiray bisha barakeysan ee ramaadan ayaa kaga duwan amaradii hore in uu xitaa amarkani qasabaayo in caruurta ka yar 16 sano ay qasab tahay in magacyadooda islaamiga ah laga badalo.
dowladda shiinaha ayaa horay kaga mamnnuucday caruurta muslimiinta ee dhalanaayo in loo bixiyo magacyada muslimiinta caanka ku yihiin sida. mohamed, makka, haj.sadaam iyo kale oo badan.
Shiinaha Oo dadka muslimiinta ah ka mamnuucay Magacayada Muslimiinta waxa ugu horreeya magaca……..

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada