Shirkadda Google Oo Baahisay In Caasimada Isra,il ay tahay Qudus(faafaafin)

La Wadaag Asxaabtaada

hey,ada warbaahinta Britain ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan BBC ayaa baahisay war sheegaya in google ay aqoonsatay durabadiiba caasimada Cusub ee Isra,il ay dooneyso ee Qudus.

War lagu baahiyey Bbc-da qeybteeda afka carbiga ayaa waxaa ciwaan looga dhigay “google oo Trump kaga sii horumartay aqoonsiga Qudus in ay noqoto Caasimada Isra,il”

aqoonisagan ayaa waxaa laga argi karaa maps-kii(khariidooyinkii) ugu danbeyeey ee shirkada google ay soo saartay waxaana arinkani uu imaanayaa iyadoo la wada sugayo go,aankii ugu adkaa abid taariikhda mareekanka ee ku aadan arinka falastiin iyo Isra,il.

Madax iyo Ma,uuliyin dhowr ah oo u hadlay aqalka cad ayaa sheegay in Trump uu horeyba u qorsheeyey arinkan iyagoo sheegay in ay ku kalsoonyihiin in Trump uu arinkani si rasmi ah ugu dhawaaqi doono.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada