Shirkadda Google oo Bilowday Ogeysiis Ku saabsan Qaraxa Muqdisho”Mogadishu Attacks alert”

-

Shirkadda google ayaa ku daabacday boggeeda hore ogeysiis ku saabsan qaraxa muqdisho arintaasi oo qeyb ka qaadaneyso olalaha caalamka lagu ogeysiinaayo dhacdada “Gawaankii Muqdisho” oo noqotay mid mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu saameynta badnaa muqdisho.

hadii qeybta google searching-ka aad kuq qorto”mogadishu” waxaa uu google-ka ku ogeysiinayaa xaaladda muqdisho isagoo soo bandhigaayo boor digniin ah oo guduudan”SOS alert Mogadishu bomb Attacks” arintaasi oo qeyb ka ah dadaalada shirkadaha iyo qeybaha kala duwan ee caalamka ay kaga qeyb qaadanayaan dhacdada “gawaankii muqdisho”.

dhanka kale google ayaa bogga hore qeybta searching-ga ka hoose ku soo qoray sawir calaamad tacsi ah iyadoo hadii qofka uu dul tago calaamada ay u soo baxayaan erayada”our hearts are with the families and communities of somaia” oo micnaheedu tahay” quluubteena waxa ay la jiraan oo ay xanuunka la qeybsanayaan qoysaska iyo bulshuda soomaaliyeed”

Shirkadda Google ayaa noqoneysa shirkadii ugu horreysay ee Reer muqdisho arintooda la wadaagta dunida waxaana dadka soomaalida ay indhaha ku haayaan shirkada facebook oo dad badan oo soomaali ah ay aad u isticmaalaan.

Facebook ay qeyb weyn ka qaadatay u gurmadka dhacdooyinkii “NIS” ee faransiiska waxaana dad badan ay hadda sugayaan kaalinta facebook oo wali u muuqato gaabis xilli google ay noqotay shirkaddii ugu horreysay ee ka falcilsay dhacdadii”gawaanka muqdisho”

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...