Website-ka “‘Medical News Today’ ayaa baahiyey shan qodob oo qofka siineya farxad hadii uu sameeya sanadka 2018-ka.
Website-ka ayaa baahiyey talooyin laga soo xigtay buugga lagu magacaabo “Solve for Happy’ oo uu qoray enjineerka caanka ah ee loogu yeero “Mo Gawdat”
qodobada ayaa ahaa sida hoos ku xusuan
-noqon qof firfircoon oo leh rajo wanaagsan
-hurdada iskawanaaji a,kuna seexo meelaha daboolan iska ilaali meelaha banaanka ah.
-daji nidaam cunto ah oo fiican oo caafimaadka ku haboon tusaale badso dhirta cagaaran.
-sameyso saaxibo cusub ilamarkaana badi socodka lugta ah
-si wanaagsan ula dhaqan naftaada iyo dadka kale si ay u yaraato halista xanuunada kadhasha carada badan.