Sidan Ayuu Axmed Madoobe Kaga Badbaaday Duqeyn diyaaradeed Oo Lala Beegsaday..

-

Hogaamiyaha jubbland islamarkaana soo noqday wakiilkii Midowgii Maxkamadaha Islaamiga ee Jubbooyinka Axmed Madobe, ayaa Ka mid ahaa Madaxdii Maxkamadaha Ee dhibanaha U noqday Duqeyntii Mareykanka.

23-kii January Xilli Saacudu aheyd 4:00 am, ayaa diyaarad Ac-130 ah nooca Hubka Xambaara ah, kana soo haaday Saldhig ku yaalla Bariga Ethiopia, Waxa ay Bartilmaameedsatay Axmed Madoobe Oo xilligaasi ahaa Ku xigeenka Xasan Turki.

Madoobe Waa uu ka badbaaday duqeynta, hase haatee waxaa uu saacado ka dib gacanta u galay Ciidamo Ka soo daatay Helicopter dhulka Soo dagtay, ciidamadaasi oo iskuga jiray Mareykan iyo Itoobiyaan saacadu marka ay aheyd 10:00 am.

Ciidamadii ayaa dhaawaca Madoobe Geeyey Adisababa, Isagoo dalka dib ugu soo laabtay bilo ka dib,  waxaana xilligaasi Alshabaab ay iska diideen in uu xubin ka noqdo, Madoobe ayaa dhacdadaasi ka dib Ku biiray ururkii Burburay ee xisbul-islam.

Dagaalkii Kismaayo ee Alshabaab iyo Xisbul-Islam ka dib, Madoobe ayaa U baqa cararay Kenya, halkaasi Oo Laga Soo unkay Maamul goboleedka Jubbland Oo hadda uu Madax ka Yahay Axmed Madoobe.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...