Xildhibaan Jeesow oo la hadlaayey banaa baxayaal ka soo horjeeday qaraxii Ex kantarool ayaa sheegay in Alshabaab ay aaminsanyihiin in Daahir Jeesow uusan takbiirsan karin, isagoo ku celceliyey “alahu akbar”
Xaqiiqonews-Wararka Gudaha/Muuqaalo
Daahir Amin Jeesow oo ku hadlaayey magaca Df-ka ayaa dadka ka hor sheegay in ay ka aarsan doonaan dadkii ka dambeeyey qaraxii Ekis Koontraool.
Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in gobolka Banaadir uu hadda leeyahay hogaamiye “dagaal aqoon ah” , waxa uuna ka dalbaday cumar finish in uu hogaamiye u noqdo dagaal guryaha loogu dabagali doono Alshabaab-sida uu hadalka u dhigay.
Jeesow ayaa ugu dambeyn sheegay in uu aaminsanyahay in qaraxii Ex laga soo maleegay meelo kale, hase haate ma xusin meelaha uu eedeeyey.
Wixii Faafaahin Daawo Muuqaalka Kore