Sidan Ayuu Sacuudiga Uga Hadlay Geerida Maxamed Mursi

-

Wasaaradda Arimaha Dibadda Sacuudiga ayaa jamaacada Ikhwanul Muslimiin ku tilmaamtay “Asalka argagixisada oo aan matalin Islaamka”.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Hadlkan oo ah faaladii uga horeysay ee sacuudiga uu ka bixiyo geerida Mursi, ayaa u muuqday mid aan toos aheyn.

Sacuudiga marnba ma soo hadal qaadin Mursi, hase yeeshee Wasaaradda ayaa bogeeda Tuwiterka ku baahisay warkan “Jamaacada Ikhwaanul Muslimiin waxa ay ka soo baxeen Masar, Waqti hore, waxa ayna ku dhaqmaan falal cunfi ah si ay u gaaraan hadafkooda siyaasadood,waxey sheegtaan in ay matalaan islaamka dhexdhexaad ah, balse waa ururkii dhalay kooxaha argigixada” ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Sacuudiga.

Hadlakn ayaa imaanaya ka dib markii TV-ga Qaranka Masar uu sheegay in Maxamed Mursi uu ku geeriyooday Fadhi maxakmed Isniintii la soo dhaafay.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...