Sidan Sameey, Oo Hel Furaha Sirta Ee Farxadda

-

Malaha qof walba oo naga mid ah waxa uu jecelyahay in uu farxad ku noolaado, laakiin qof walbo sidaa ma helo, haddaba su’aasha ugu muhiimsan waxa ay tahay Sidee loo helaa farxadda nolasha.


Xaqiiqonews-Horumarinta nafta

-Afka Kala fur

Qosolka iyo dhoola cadeynta waxa ay nolashaada ku kordhin karaan farxad, waa kan Dr. Grossan oo ka sheekeeyey xiriirka ka dhaxeeya farxadda iyo qosolka

“Qosolka ama dhoola cadeynta waxa ay kor u qaadeysaa difaaca jirkaaga” ayuu yiri DR Grossan.

Dr. Sivan Finkel oo ah dhaqtar qaablisan qurxinta afka iyo ilkaha ayaa isna aaminsan sidan “Xitaa qosolka beenta ah waxa uu hoos u dhigayaa wadna garaaca iyo istareeska”., culimada nafta ayaa aaminsan in qosolka beenta ah uu isku badali karo mid dhab ah.

Sidoo Kale Aqri..Todobaad gudahiis Sidee U Badali Kartaa Nolashaada Oo dhan

-Lugta fur

Waxa aad u baahantahay in aad socod sameeyo ugu yaraan hal saac maalintii, maxaa yeelay socodka waxa uu hagaajiyaa caafimaadka iyo dareenka qofka, taasi oo qofka ka dhigeysa mid faraxsan.

-Wax akhri

baarayaal ka socday jaamacadda Sussex ee Ingiriiska ayaa sanadkii 2013 shaaciyey daraasad sheegeysay in wax akhriska uu hoos u dhigo istareeska qofka 68%.

Daraasadda ayaa tiri “dadka buugaagta akhriya ugu yaarn 6 daqiiqo waxaa hoos u dhacaya heerka istareeska”.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...