Sidani Ayey Kaneecada Ku Garataa Qofkii Ay Qaniini Laheyd

-

Waxaan aragnaa inta badan kaneecada oo qaniinta dadka qaar halka dad kalane aysan u dhawaanba, ma taqaanaa sirta ku duugan arintaasi?


Xaqiiqonews-Caafimaad

Sida ay saynisyahanadu sheegeen waxaa la soo ogaaday in dhibanaayasha ugu horeeya ee kaneecadu qaniinto in ay yihiin dadka nooca dhiigoodu uu yahay A, sidoo kale dadka nooca dhiigoodu uu yahay B waxa ay kaneecada uga dhigan yihiin “macmacaan” maxaa yeelay waa dadka labaad ee dhiigoodu ay ugu jeceshahay.

Balse dadka dhiigoodu yahay AB ama O, kaneecadu ma siiso wax daneyn gaar ah, badanaa wa ay ka badbaadaan weerarada kaneecada

Sidoo Kale Aqriso: Ma-rumeysan-kartaan-waxaad-cabtaan….dooli-ayaa-ku-jira-cabitaanka-coco-cola!

Hawada aan neefsano ee “Kaarboon” waxaa ay door muhiim ah ka qaadataa qaabka kaneecada ay u doorato dhibanayaasheeda, qof neefsanaya hawo fara badan uma soo dhawaato kaneecada, maxaa yeelay cayayaanada noocan ah waxa ay dareemi karaan Hawada xadigeeda iyaga oo ka fog 50 Mitir.

Sida uu ku doodaayo Khabiirka Ameerikaanka ah ee James Day, Kaneecada dadka kuma kala saarto shiirka iyo neefta oo kaliya,sidoo oo kale waxaa jira midibyo si gaar ah u soo jiita kaneecada waxaana ka mid ah midibka gaduudka iyo buluugga, sida darteed markii aad u baxeyso meelaha howdka ee ay ku badantahay kaneecada waxaa muhiim ah in aad ka fikirta nooca dhar ee aad xiraneyso.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...