Sidani Ayuu Qur’aanka Ku Sifeeyey Doorashooyinka Jubbland.

La Wadaag Asxaabtaada

Waxaa soo idlaaday wax loogu yeeray “doorashooyin is-diidan” kuwaasi oo ka kala dhacay goobo kala duwan oo Kismaayo ka mid ah.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Doorashadan oo saacad ku soo gabagabowday ayaa ka dhigeysa in haatan Jubbaland ay leedahay labo madaxweyne.

dadka qaar yaase is weydiinaya “labada koox kee baa xaq u leh in la doorta?

فأي الفريقين أحق بالأمن إن كنتم تعلمون ؟ (labada midee saxa ku taagan?)

Nabi muuse iyo asxaabtiisa miyaa xaqqa ku taagan? mise fircoonkii xadgudbay iyo kooxdiisa xoogmaalka ahaa!!

Nabi Muxamed SCW iyo saxaabadiisa ayaa xaqaa ku taagnaa? mise abuu-jahal iyo kooxdiisa kuwaasi oo sameeyey khiyaano, dad dil dulmi iyo fooxumo oo dhan!!!

labada koox midkee xaqqa ku taagan koox dooneysa in shacabka Jubbland laga bixiyo dulmiga iyo dhaca hantiyadeed, mise koox ku caan baxday dad dilka, iyo dulmiga!!

Sidani ayey mar walbo u hardami doonaan xaqqa iyo baadilka, masuqmaasuqa iyo cadaaladda, ilaa dhulkani ay u dambeeyaan dadka xaqqa wada.

* الَّذِينَ آمَنُوا وَلَمْ يَلْبِسُوا إِيمَانَهُمْ بِظُلْمٍ أُولَئِكَ لَهُمُ الْأَمْنُ وَهُمْ مُهْتَدُونَ ﴾ [الأنعام: 81، 82].

“Kuwa rumeeyey Eebe, iimaankoodana aan ku darin wax dulmi, kuwaasi ayaa leh ammaan(toosnaan) iyagga ayaana hanuunsan” Al-ancam 82

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada