Gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya prof: jawaari ayaa waxaa lagu tilmaamaa siyaasiinta ugu qalbiga wanaagsan soomaaliya balse arintaasi oo ay aamin sanyihiin dad badan ayaa beenoowday.
waa kan Prof. jawaari oo beeshiisa gooni ula baxay ka dib dhibaatadii dadka ka soo jeeda beelaha digil iyo mirifle ay kala kulmeen maamul goboleedka puntland.
waxaa uu gudoomiyaha markani u hadlayaa si furan isagoo beshiisa u sheegaya in ay hurdada ka kacaan maadaama soomaali weyn wax lagu waayey .
waxaa kale oo dadka beeshiisa uu ka waaninayaa in ay iska dhaafaan is ficilka dhexdooda ah isagoo yiri”naga dhaaf kana reer hebel ah iyo kana rer buur ah iyo kana rer baydhabo ah”
laakin intii uu hadalka waday ayaa jawaari waxaa uu ka war helay in duubis ku socoto waxaa uuna la dagaalamay kaamireystaha daawo muuqaal fadeeaxad ah.
HLKAN KA DAAWO MUUQAALKA OO FADEEXAD BADAN KU JIRTO
Sidanna Ma ku Ogeyd prof: Jawaari Daawo Cod Sir ah oo laga duubay sanad ka hor
-
Facebook Notice for EU!
You need to login to view and post FB Comments!