LEARN HOWSidee Canugaada aad Ugu Dhigi Kartaa Muqrtaric Mid Wax...

Sidee Canugaada aad Ugu Dhigi Kartaa Muqrtaric Mid Wax soo Hindisa#Qaab fudud

-

Hambalyo ! horayba canugaada waxa uu ahaa muqtaric caqli badan maxaa yeelay bani-aadamka waxaa uu ka caqli badan yahay uunka kale ee dunida kula nool.

laakin xasuusnow aadanaha ayaa ku kala duwan fikirka hal abuurnimada iyo wax soo hindisada,- sababtoo ah qaar anaga naga mid ah ayaa ku wanaagsan in ay ku fikiraan waxa sanduuqa binaanka ka ah.

Nasiib wanaag caruurta oo dhan waa hal-abuurayaal….sidaasi waxaa aaminsan sayniska… halkan waxaan idinku soo gudbineynaa qaar ka mid ah Wadooyin hadii aad raacdo canagaado ka dhigeyso mid caaqil ah oo dunida waxa ku soo kodhiya,

-Xaywaanaadka,Baabuurta iyo Shimbiraha

waxaa nagu hareereysan xaywaanaad fara badan sida mukalaasha, eeyaha, ariga, dameeraha iyo kuwa kale oo badan hadaba weydii muqtarica yar  su,aalo badan sida ,  eeyaha  maxey cunaan?  guriga eyga waa nooce? xaywaankan dadka ma cunaa? mise? iwm.

dhanka kale u ogolow in uu ka fikiro shimbiraha, ku waal Su,aalo badan sida, Qaabkee shimbiraha u biibaan? adiga ma biibi kartaa?  maxaa shimbiraha u gaar ah?

wax ka Weydii muqtarican yar baabuurta, sidee u shaqeeyaan? ma jeceshahay in aad raacdo?    waa hubaal su,aalaha noocan ah ee soo laalaaba canuga waxa ay ku keenayaan fikir dheeraad ah in uu u yeesho dunida.

-U sheeg canugaada in qaladka uu yahay wax wanaagsan

Canugaada aad ayey u caawin kartaa hadii aad badiso oo aad mar walbo u sheegto oraahda soomalida ee dhaheyso”Qof aan wax haleynin wax ma sameeyo” .

soomaalida oo kaliya ma ahan wax sidaasi aaminsan , waa kan nin ganacsade shiineys ah oo markii la weydiiyey  “waa maxay sirta guushaada ?” waxa uu ku jawaabay sirta guusheyda waa labo eray oo ah “go,aano   wanaagsan”   waxaa la weydiiyey  “sidee ku gaartay go,aano wanaasgsan? waxa uu yiri hal eray oo ah “khibrad”    waxaa lagu yiri “sidee ku heshay khibrad?  waxa  uu yiri shiineyskii waxan  aan khibrad ka helay labo eray oo ah   “go,aano   xun”

Cilmi baarayaal ayaa waxa ay leeyihiin ,Caruurta ka cabsata qaladaadka waxa  ay kja hal-abuur yaryihiin caruurta kale.

-Weydii canuga su,aalaha furan

u badi canuga weydiinta su,aalaha ku bilaabanaya   “maxaa dhacaya hadii?  tusaale weydii  “maxaa dhacaya hadii dadka biibaan?  maxaa dhacaya hadii diyaaaradaha dhulka socdaan?   ka raadi canuga in uu xaliyo howlaha qaarkooda tusaale weydii “sidee loo nadiifin karaa qolka si dhaqso ah?  sidee loo waraabiyaa geedaha anaga oo aan isticmaalin tubada biyaha.

-Canugaada ka dhig xor

Caruurta loo meeriyo wixii ay qaban lahaayeen waxa ay ka hal-abuur yaryihiin caruurta xoriyadda loo siiyo in ay doortaan wixii ay jecelyihiin.

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...