Sidee Kansiisadaha Qeyb Uga Yihiin Dagaalka Itoobiya?

-

Magaalada Bahirdar ee caasimadda u ah Amxaarada iyo caasimadda Adis Ababa ayaa looga dabaal dagay guul sida la sheegay ciidanka Itoobiya ay ka soo hoyeen dagaalka ay kula jiraan TPLF, ka gadaal markii shalay ciidanka gudaha u galeen magaalada Mekelle


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Warbaahinta Itoobiya ayaa baahisay sawirka kaniisad kooxda TPLF hubka ay ku keydsan jireen, kaniisaddaasi ayaa ku burburtay dagaalka markii ciidanka xoreynta shacabka Tigrey “TPLF” ay u adeegsadeen dhufeys ahaan.

Shacabka Deegeenka ayaa dalbanaya in hubka meesha laga helay oo aad u badnaa dib loogu dayactiro kansiisadda.

Sidoo Kale Aqri: Su’aal iyo Jawaab Dagaalka Sokeeye Ee Itoobiya Ka Bilowday

Xilli warbaahinta Itoobiya ay baahineyso guulo ay ka gaareen aagga dagaalka iyo in ay ku daba joogaan hogaamiyaasha TPLF, dhanka kale wararka ayaa sheegay in sarkaal ka tirsanaa ciidanka Itoobiya uu ka goostay ciidanka.

Col.Salaki Abay ayaa lagu soo warammayaa in uu la baxsaday boqolaal askar ah, tilyahan ayaa ka mid ah saraakiisha hogaamineysa aagga dagaalka Tigray.

Dagaalka Tigray ayaa u muuqda mid u sii xuub siibaneysa dagaal jabhadeyn oo daba dheeraada, ciidanka Tigray ayaana magaalada iskaga baxay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...