Sidee Ku Ogaan Kartaa In Kaamiro Qarsoon Ku Duubeyso?

-

Khabiir ku takhasusay qalabka Dijitaalka ah, agaasimana ka ah waaxda dhaqaalaha ee jaamacadda Synergy ee Ruushka, ayaa sheegay in adigoo adeegsanaaya taleefoonkaada gacanta aad ogaan karto Kaamirooyinka Jaasuuska ah ee ku xiran goobaha qarsoodiga.


XAQIIQO NEWS- TIKNOOLAJI

Roman Soldatenkov, ayaa sharxay in Kaamirooyinka qarsoon badanaa la dhigo Goob qarsoodi ah, balse si ay u wax uu duubto macquul ma ahan in la dhigo meel aan laga arki karin.

Soldatnikov waxa uu sheegayaa in Kaamirada la ogaan karo goobta ay taalo, iyadoo la adeegsanaayo kaamirada taleefoonada gacanta iyo tooshka taleefoonada ku sameysan.

Marka aad ka shaqeysiiso kaamirada taleefonkaada, raadi goobta laga damiyo nalka qolka, si goobta u noqoto mudgi.

Sidoo Kale Aqri..Kaamiro Sida Dhagax Loo Ekeeyey Oo Ay Israa’iil Sameysay

Khabiirka waxa uu leeyahay, hadii kaamiro qolkaasi ku xirantahay, waxa aad arki doontaa iftiin biriq ah oo ku sameysmaya shaashada taleefonkaada kaasi oo ka dhalanaya iftiin noqodka ka imaanaya kaamirada.

Waxa uu intaasi ku daray hadii taleefonkaada uusan laheyn toosh, waxa aad adeegsan kartaa tooshka caadiga adiga oo shidaya kaamirada taleefonkaada iyo tooshkaba isku dhinacna u jeedinaya.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...