Sidee Ruushka Uga Ilaaliya Matoorka Diyaaradihiis in la Koobiyeeyo?

-

Ruushka ayaa ku dhaqaaqay tallaabo wax gal ah, oo uu kaga hortagi karo in la koobiyeeyo matooradiisa, gaar ahaan kuwa diyaaradaha.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Sida ay qortay jariidada Soho ee shiinaha laga leeyahay, ma ahan wax qarsoodi ah in Shiinaha uu aad ugu hooseeyo dhanka farsamada matoorada diyaaradaha, taasina waa sababta dowladdani ay u raadineyso matooro koobi ah oo u dhigma Ruushka iyo Mareykanka.

Sidaa darteed Shiinaha ayaa bilaabay olale diyaaradaha Milatariga ay uga soo iibsanayaan dowlado kale, oo Ruushka uu ka mid yahay.

Wargeyska Soha ayaa warbixin ka qoray “qaabka uu Ruushka u difaacday in la koobiyeeyo Matooradiisa.

Sidoo Kale Aqri..Diyaaradda-Dagaalka-Ruushka-Maxaa-loogu-Bixiyey-Su-57?

Shiinaha waa dowlad sumcad weyn ku dhax leh dunida “koobiyeynta”, waana taa sababta Injineerada Ruushka ay u keeneen fikrad ay ka gaashamanayaan dadka isku dayaaya in ay xadaan fikradahooda.

Wargeyska ayaa sheegay in matoorada Ruushka loo nashqadeeyey qaab aan loo tagi karin gudaha Matoorka, ilaa in matoorka la jebiyo ma ahee.

Sheekadani waxaa laga fahmayaa in sirta Horumarka dunida aad loo kala qarsanaayo, xitaa in aad koobiyeyso waxa ay u baahantahay “dadaal dheeri ah”.

Shiinaha ayaa shaaca ka qaaday in ay hoos u dhigi doonaan ku diirsanaanta tiknoolajiyadda shisheeyaha, oo ugu horeeyo Ruushka, Dowladda Bajiin ayaana sheegtay in ay xoogga Saari doonto “diyaaradaha shibilka ah” si ay ugu sii gudbaan “kuwo Milatariga”.

Wararka U Dambeeyey

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...

Muxuu Qirtay Muxuuse Inkiray Yaasiin Fareey

WARKA: Wareysi socday wax ka badan nus saac oo si bablik ah loo shaaciyey ayuu Yaasiin Fareey kaga hadlay...

RW Israa’iil Biniit Oo Yiri Waxaan Ku Dhownahay Burbur!

Ra'iisal wasaaraha Israa'iil Naftaali Biniit ayaa niyad xumo ka muujiyey mustaqbalka Yahuudda,waqti dalkaasi uu wajahaayo kala qeybsanaan baahsan oo...