Sidee Soonka U saameynayaa Difaaca Jirkaaga?

-

Ramadaankan ayaa ku soo aaday wati dunida ay la kacaa kufeyso fayruska dheylada ah ee “covid-19”, khubarada caafimaadka ayaana soonka ku tiranaya in uu ka mid noqonaya waxyaabaha kor u qaadi kara difaaca jirka, taasi oo ku xiranaan doonto nooca cunto iyo cabitaan ee qofka uu qaato af-furka iyo saxuurta.


Xaqiiqonews-Caafimaad

Hadii qofka sooman uu fuliyo talooyinka caafimaad, uuna qaato cuntooyin isku dheeli tiran, saacadaha qofka uu soomanyahay waxa ay u noqon doonaan saameyn wanaagsan, taasi macnaheedu waxa ay tahay waxaa hoos u dhici doono miisaanka saa’idka ah ee qofka.

Sidoo kale qofka soomaan jirkiisa waxa uu la dagaalami doonaa caabquyada jirka ku jira, waxaana taasi barbar socda hoos u dhac ku imaan doona sokorta jirka gaar ahaan maadada insulin,

Khubarada caafimaadka ayaa ku doodaya in muhiim ay tahay in cuntada qofka sooman uu qaadanaayo ay ku jirta khudaarta iyo noocyada kala duwan ee miraha, waxa ayna khubarada cod dheer ku sheegeen in lagama maarmaan ay tahay qofka in uu qaato biyo badan, ugu yaaraan 2 liitar maalintii.

Khubarada caafimaadka ayaa aaminsan in sigaar cabista xiliga af-furka iyo badsashada cabitaanada gaaska leh ay meesha ka saari karaana saameynta wanaagsan ee soonku ku yeelan lahaa caafimaadka qofka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...