Telefishinka qaranka SN Tv ayaa qeyb ka nqoday warbaahinta tabineysa doorashooyinka wakiilada iyo kuwa deegaanka ee ka bilowday Somaliland.
XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA
Markii ugu horeysay Tv-ga qaranka ayaa baahiyey muuqaalada iyo codadka siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland, kuwaasi oo ay ugu horeeyaan Muuse Biixi iyo Feysal Cali Waraabe.
Sidoo kale Aqri: Midnimo Mise Kal Tag?..Askari Somaliland Ah Ayaa ka Jawaabaya
Warbixinta Tv-ga ayaa lagu bilaabay “dadweynaha maamulka Somaliland ayaa saakay u dareeray goobaha cod bixinta”, waxa ayna warbixintu xusay xubno xilal ka haaya DF-ka kuwaasi oo hambalyo u diray doorashada.
Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka
#Doorashada Somaliland.Somaliland ayaa maanta dadweynuhu u dareeray goobaha codbixinta si ay u soo doortaan goalaha wakiilada iyo golayaasha deegaanka.
Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Monday, 31 May 2021