Waqtiyada Qaboobaha, barnaamijkani waxaa uu kaa caawinayaa in aad sameysato “Biyo Kuleeyliye” adiga oo isticmaalaya qalab aad si fudud guriga uga heli karto.
Xaqiiqonews.com-Isbar
Uma baahnid dab iyo dambas toona, kaliya waxaa aad isticmaali doontaa bareeska ku dhagan qolkaada, si haboon u raac tilmaamaha adiga oo daawanaya muuqaalka oo lagu sharxaya afka-Soomaaliga.
https://www.youtube.com/watch?v=OOENyX2-fqY