Sigte Ma Noole..Trump Oo Shil Diyaaradeed Ku Sigtay

-

Diyaaradda Madaxweynaha ee Trump saarnaa ayaa ku sigatay in ay ku dhacdo diyaarad kale oo loo maleeyey drone yar, xilli ay mareysay hawada Washington


XAQIIQO NEWS-WARARKA DIBADDA

Siday Xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay webseetka Ruushka laga leeyahay sputniknews, qaar ka mid rakaabkii saarnaa diyaaradda madaxweynaha ayaa soo tabiyey in ay arkeen wax yar oo sida drone ah waxaasi oo ku soo dhawaaday diyaaradda Madaxtooyada kuna sigtay in ay ku dhacaan.

Hogaamiyaha ciidanka cirka waqooyiga Ameerika, ayaa su’aalo dhacdada ku aadan u gudbiyey wakaaladda “adeegga sirta” taasi oo horay u diiday faafaahin ay siiso warbaahinta oo dhacdada ku saabsan.

Sidoo Kale Aqri..Trump..Sidan Ayuu Somalia Ka Sameyn Rabaa Todobaadyada Soo Socda!

Diyaaradaha drones-ka yar yar ayaa leh miisan fudud, balse baaritaanada dowladda Mareykanka ayaa sheegaya dhib ay diraadahani u geysan karaan kuwa waaweyn , gaar ahaan burburinta muraayadaha ama ciladeynta matoorka.

Sharciga Fedaraalka ayaa dhigaya inaan diyaaradaha drones-ka yar yar loo ogoleyn joog ka sareeya 400 feet, taasi oo jirta waxaa jira kumanaan dhacdo oo u eg tan axadii qabsatay Madaxweynaha Mareykanka.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Abi Axmed..15 Maalin Ayaan Ku Soo Ceshanay Wixii Tigreyga 5 Bilood Nooga Qabsadeen

Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa ciidanka Abi Axmed u suurtagalay in ay dib u soo ceshadaan 3 magaalo...

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...