Soonku ma ahan Bil laga soomo cuntada iyo cabitaanka oo kaliya balse soonka ayaa ah bil caafimaad oo dadka sooma bishaas ay helayaan caafimaad ilaah hadii uu idmo.
sida ay sheegaan dhaqaatiirta waxaa marba marka ka danbeysa dhaqaatiiru ay soo helayaan xaalad caafimaad oo soonku uu leeyahy hadabe aqriste eeg sawirada hoose ee tilmaamaya qaarka ka mid ah faa,idooyinka caafimaad ee soonku leeyahy siina share-garey sawirrada si aad ugu qeyb qaadata dhiiri gelinta bisha barkeysan ee Ramadaan
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada