Sir Fudud Oo KA Dhigeysa Qof Leh Awoodda 40 Faras

-

Marar badan ayaa waxa aad daremeysaa tabar yari, si fiican uma gudan kartid shaqooyinka ku horyaalla, kaliya waxaa kaa maqan waa furaha firfircoonida oo aad ku kua kasban karto kaliya in aad ogaato “Sirtan fudud”.

Xaqiiqonews.com.Saynis, Caafimaad

Xaqiiqonews waxa ay  soo tarjumeysaa warbixin ay aqortay shabakadda “NDTV” oo qofka bareyso qaab fudud oo uu ku hanan karo firfircooni iyo awood  dheeri ah.

shabakadda oo soo xiganeysa daraasad ay sameeyeen baarayaal ka tirsan jaamacadda(University of Central Queensland,) ayaa qortay in firfircoonida qofka iyo awoodiisa ay ku jirto in uu qofka ogaado faa,idada uu leeyahay jimicsiga.

Daraasadda oo lagu fuliyey 615 qof ayaa waxaa cilmi-baarayaasha ay ogaadeen in jimicsiga uu hoos u dhiggo cudurradda yareeya awoodda qofka sida sokorta, cudurada wadnaha iyo kansarka.

Squib oo ka tirsan baarayaasha ayaa Emil-ka oo ay u dirtay Reuters Health  ku qortay “Dad  badan oo ka tirsan Rer Australia Ma sameeyaan Jimicsi ku filan, kuwaasi waxaan ku leenahay in aad sameyso jimicsi jireed ayaa ka wanaagsan in aadan waxba sameynin, in aad kordhiso jimicsikaadana waxa ay faa,ido u tahay caafimaadkaada”

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...