Sirta kadanbeysa kala qeybtin Hiiraan oo la ogaaday(aqri)

-

madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka hiiraan cali cabdulahi cusuble ayaa wareegto uu soo saaray 16 bishan ku sheegay in gobalka hiiraan loo qeybiyey laba gobal madaxweyne cusuble ayaa wareegtadan ku sheegay in magaalooyinka baladweyne iyo buula burte ay noqoniyaa xarumaha labada gobal isaga oo ugu magacdaray gobolka cusub shabeelaha saresirta la helayo ayaa sheegeysa in madaxweyne cusuble uu doonayo in uu magaalo madaxda dowlad goboleedka hirshabelle uu ka dhigi rabo magaalada baladweyne isaga oo damacsan in hiiraan iyo shabellaha sare ay noqon doonaa maamulka hirshabele shabelaha dhexena hadii uu doonayo uu la midowba gobalka benadir oo ay sameystaan benadir state arintaan uu mudo ku taamayey madaxweyne cusuble ayaa waxa ay ka soo hormartay waqtigeeda isaga oo maalmihii danbe waday qorshe uu dagmooyin cusub ugu magacabayo gobalka hiiraan ka dibna waxa uu qorshaha ahaa in hiiraan laba laga dhiga waxaana xigtay in uu magaalo madaxda ku meel gaar ah ka sameysto baladweyne ka dib uu shaaciyo in baladweyne ay tahay magaalo madaxda hirshabelle ka dibna uu fidiyo gogosha balcad ee lagu dhisayo benadir state hayeeshee waxaa fishil ku yimid qorshihii markii uu dagmooyinkii uu magcaabay ay muran ka dhashay waxaana durba la sheegay in xilkii laga qaaday isaga oo mantana shaaciyey in hiiraan laba gobal yahay

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...