Sirta qarsoon Iyo Sii Deynta Silvia Romano

-

Ka dib 18 bilood oo ay gacanta ugu jirtay kooxda islaamiyiinta xagjirka ah ee Alshabaab, Silvia Romano waa la sii daayey.


Xaqiiqonnews-Wararka Dibadda

Dowladda Taliyaaniga ayaa sheegtay in sii deynta ay iska gaashadeen sirdoonkooda, kooxo Turki iyo Somali ah, hase yeeshee ilaa hadda Alshabaab kama hadlin sii deynta iyo hadii madax furasho ay qaateen iyo in kale.

Silvia Romano, oo ah haweeney sama-fale 23 jir ah, ayey kooxda Alshabaab ka soo afduubteen dalka Kenya bishii Nofeembar ee sanadkii 2018.

Silvia Roman-ta xijaaban!

Silvia romano oo haweeney heysata madhabta Katoolikada ee diinta masiixiyadda ayaa la aaminsanyahay in ay qaadatay diinta islaamka, hase yeeshee ma jiro caddeyn rasmi ah oo dhankeeda laga helay.

Romano, ayaa maalin ka dib sii deynteyda waxaa ay ka dagtay caasimadda dalka Taliyaaniga ee Roma, iyadoo oo xiran xijaabka kaakiga ah ee ay xirtaan dumarka muslimiinta.

“Aan neefsado, xaaladdaan adag uma dulqaadan karo, gabarteeda oo aaan codkeeda maqlin, arintan 100% run ilama ahan” ayuu yiri Enzo Romani, oo ah aabaha dhalay Silvia oo kooxda Alshabaab ay afduubteen.

Websie-ka Taliyaaniga ee ilmessaggero ayaa qoray in xijaabka Weyn ee Silvia uusan aheyn mid qasab ah, webseetka ayaa intaasi ku daray in Silvia ay u badalatay diinta Islaamka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...