Siyaad Barre Oo Ka Digay In La Hambalyeeyo Ra’iisal Wasaaraha Cusub!

-

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa habeenimadii Jimacda 17 Sep, Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka kaasi oo hadii Baarlamaanka ansixiyaan xilka heyn doono muddada ka yar lixda bilood ee u dhiman Dowladda hadda jirta.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Taariikh nololeedkiisa oo Gaaban: Waxa uu ku dhashay Hobyo gobolka Mugud, sanadkii 1963-kii,Jaamacadda ummada Soomaaliyeed ayuu ka qaatay heerka koowaad ee jaamacadda kuliyadda injineeriyadda, isaga oo heerka labaad ee jaamacadda ka dhameystay dalka Sweden oo uu dhalasho iyo deganaasho ka heysto.

Shaqadiisa :Muddo labaatan sanadood ku dhaw Rooble waxa uu la shaqeynaayey hay’adaha qaramada midoobay gaar ahaan hay’adda shaqaalaha aduunka ee ILO, waana arinta Rooble ka dhigeysa qof ku cusub saaxadda siyaasadda.

Sidoo Kale Aqri..Maxaa Ka Jira In Siyaad Barre Uu Cudurkan U Dhintay?

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre waxa uu lagu xasuustaa hadalkiisa caanka ahaa ee “Qof Xil Qaran Loo Dhiibay Ha U Hambalyeynina”

Si Kastaba ha noqotee, Rooble wax badan lagama yaqaana, hase yeeshee wax badan ayaa lagu sugayaa

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...