Waxaa baryahan danbe facebook leyskugu gudbiyey muuqaal ku tarjuman afka-Sweden oo ku saabsan askari AMisom ah oo sheegaya” in soomalida ay leedahay dhaqan xun oo ah in gabarta marka ay gaart da,da 20-ka sano uu tijaabiyo walalkeed islamrkaana ilmaha dhasha ay noqdaan argigixiso.
hadaba hadalka askariga ayaa muran iyo dood weyn ka dhax dhaliyey baraha bulshada ku wada xariirto iyadoo dadka facebook wax ku qora qaarkood ay dalbadeen in baaritaan lagu sameeyo askariga.
halkan hoose ka daawo muuqaalka Muran weyn dhaliyey