Jamuhuuriyadda Somaliland oo iyada iclaamisay in ka madax banaan tahay soomaaliya inteeda kale ayaa maamlo ka hor waxaa ka bilowday doorashooyinkii Madaxtinimada dalka iyadoo dhawaana la soo gabagabeeyey.
Hadaba saacadahii la soo dhaafay waxaa la faafiyey wax isadaba marinadii ka dhacay doorashooyinga waxaana waxyaabaha aadka looga dooday ka mid ah caruur aan qaan gaarn aheyn oo ka mid noqday dadkii ku codeeyey
halkan Hoose ka Daawo sawiro Caruur codeyneysa