Somaliland maamul qaran mise mid qooys(xog)

-

maamulka soomaaliland ayaa tan iyo markii la asaasay 18 may 1991 waxa ay ku dhawaaqeen in ay gooni usataageen oo ay xuriyadii kala soo noqdeen koofurta soomaaliya ayaga oo sheegaya in dhibaato xoog leh loo geystay oo xasuuq ba’an lagula kacay iyada oo maamulkii kili taliska ahaa ee maxamad siyaad bare ku eedeenayey qabyaalad iyo qof jecleysi hadaba su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah maamulka soomaaliland isaga haatan muxuu ku dhisan yahay maxaase u diiday in madaxweyne noqonkaro oo kali nin ka soo jeeda beesha isaaq si gaar ah waliba habar yuunis,jecel ama awal maxaa jagooyinka muhiim ka ah u dhiibay raga ka soo jeeda beesha isaaq sida wasiirka arimaha dibada,arimaha gudaha iyo taliyaasha ciidan oo idil halkey ka baxeen beelihii kale ee daganaa waqooyinga soomaaliya dhulkii leysku oranjiray british somaliland maxaa hortaagan in jagada madaxweyne loo diida in ay u tartamaan beelaha warsangili oo sanaag dagan dhulbahante oo sool dagan gudubiirse oo awdal dagan hadaba soo mala dhihi karoo soomaaliland waxa ay ku eedeyneysay madaxweyne siyaad bare ayey iyada ku dhaqmaan sidee ayey suura gal kunoqonkartaa in halbeel gooni usutaag ku dhawaaqdo ama sidey ku qancin kartaa beelaha dagan waqooyi si ay gooni ustaagaan madaama cadaalo daradooda la arkay waa su’aalo muhiim ah oo laga sugayo madaxda soomaaliland ee xiligan u xusul duubeyso doorashada madaxtinimo ee diiday in saddexda xisbi ay soo sharxaan shaqsi aan aheyn isaaq

Wararka U Dambeeyey

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...