Baraha bulshada ayaa lagu baahiyey muuqaalka askari ka tirsan ciidanka Somaliland kaasi oo ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah Somaliland.
Xaqiiqonews-Wararka Gudaha
Askariga oo cadaalad darro ka tabanaya maamulka Muuse Biixi, ayaa afka ku dhaftay in gartahay wariyaasha, taliyaasha,saraakiisha, aqoonyahanka iyo fanaaniinta tagaya Muqdisho, isaga oo yiri “Dee asaakey halkuu maraan marayaa”.
Askarigan ayaa intaasi ku daray “Muqdishaan ku socdaa. maanta laga bilaabana leygu maqli maha afaaraqabiilka soddonka sano diyaaradda meesha noola saaray iyo heestan dhagaha ugu rida dib noogula maqli maayo”
Sidoo Kale Aqri..Go’aanka Midowga Afrika ee Arinta Tawian-Somaliland