Soomaali Qiireysan Oo Magac Cusub ugu yeeray Madxweyne rajib Erdogan”Maxey ugu yeeren”

-

Tan iyo wixii ka danbeeyey Dhacdadii 14-ka Octobar Waxaa baraha bulshada ka bilowday olale balaaran oo ku saabsan is dhaafsiga macluumaadkii ugu danbeeeyey iyo hadba wixii ka soo kordha qaraxa.

24-kii saac ee ugu danbeysay dad badan ayaa amaan balaaran u soo jeediyey dowladda turikiga oo noqotay dowladii ugu horreysay ee gargaar caafimaad soo gaarsiisay muqdisho.

Mid ka mid ah dadka baraha bulshada isticmaala ayaa Rajib dayib Ordagan ku tilmaamay madaxweynaha Islaamka isagoo boggiisa facebook ku soo qoray“Gacan Ku garabqabato markad ad liidato aya ka wanaagsan boqolaal gacmood o Ku qacan qaado marka ad guuleysato
#Mahadsanid madaxweynaha islamka rajib dayib ordugan”

waxaana dhankooda dadkii tacliiqiyey qoraalkaasi ay amaaneen Rajib iyagoo adeegsaday ereyo ay ka mid yihiin
Bahja Isxaaq Bella:Masha alah waad mahadsantahy mundane Rajab dayib ordugan doolad wanaagsan ayaatihin ilaaha haidin dhawro”
Zahra Mohamed :”sidaa ugu naxariisato muslimiin marwalbo allaha kugu naxariisto aaqiro iyo aduun”
Isxaaq Rashiid: “Mohamud Allaahu akbar Aabaha islaamka”

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...