Soomaaliya Oo Isticmaashay Xisaabta Calculus Si Ay U Soo afjarto Muranka Niil

-

DF-ka Soomaaliya ayaa Masar iyo dowladaha carabta kaga naxsatay go’aan lama filaan ah, ka dib markii ay dhawaan sheegtay in waddanka Soomaaliya uusan boos uga banaaneyn muranka daba dheeraaday ee biya xireenka Niil.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Cawad ciise ayaa warbaahinta u sheegay in dalka Soomaaliya uu galay marxalad isku filnaashaha isaga oo wariyaasha la wadaagay go’aanka cusub ee dowladda.

“Khilaafka u dhaxeeya Masar iyo Itoobiya ee Wabiga Nile Soomaaliya waxay ka taagan tahay dhex dhexaad, haddii loo baahdo Soomaaliya waxay ka gacan geysaneysaa xalka khilaafkaas” ayuu yiri Axmed Ciise Cawad. oo la hadlayey idaacadda Daljir ee Bosaaso.

Waxa uu Cawad sheegay in ay diyaar u yihiin in murankaasi lagu soo afjaro waxa uu ugu yeeray “dhexaadnimo” , isagoo sheegay niyaddiisa ku saabsan in khilaafkaasi la soo afjaro.

Sidoo Kale Aqri..Sidee Soomaaliya U Muuqan doontaa 2050?

Ugu dambeyn Cawad ayaa beeniyey in Soomaaliya ay horay go’aan u qaadatay, waxa uuna sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwa waxba kama jiraan ah.

go’aankan Cusub ee DF-ka ayaa dhaleeceyn ba’an kala kulmay siyaasiyiinta mucaaradka, waxa ayna go’aankani ku tilmaameen mid “fulaynimo ah” , iyagoo sheegay in Soomaaliya ay dhumineysa Taariikh soo jireen ah.

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...