Soomaaliyaa Soo Saartay, Ciraaq ayaa Lagu Isticmaalaa.. Ogow Wax soo saarkan

-

Soomaaliya ayaa sanadihii dambe iska xaadirisay 10-ka ugu horeysa liiska wamada dhoofiya sisinta ee aduunka oo dhan, sidoo kale Soomaaliya ayaa doofisa xoolaha nool, mooska, liinta qalalan iwm.


XAQIIQO NEWS- WARARKA

Inkastoo dagaalkii sokeeyey ee dalka uu aad u naafeeyey wax soo saarka dhaqaalaha dalka, waddanka ayaa u muuqda in si tartiib tartiib ah uu soo goraayo masarax dhoofinta badeecadaha aduunka.

Noomi Basra (liinta qalalan) cabitaan loogu jecelyahay Ciraaq

Liinta qalalan ee dadka maxaliga ah ugu yeeraan “noomi basra” waxa loo adeegsada basbaas ama xawaaj ahaan guud ahaan wadmada bariga dhexe, sidoo kale waxaa laga sameeyaa cabitaanka loogu jecelyahay gudaha Ciraaq.

Midkee ku cajabgelinaya: in aad ogaatay in Soomaaliya ay tahay dalalka ugu badan ee soo saara “liinta qalalan?. mise in ciraaq ay tahay dalka ugu badan ee laga jecelyahay wax soo saarka Soomaaliya.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...