Soomaliya Qofkii Kowaad Oo U Dhintay Covid-19

-

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in qofkii ugu horreeyey uu cudurka Coronavirus ugu dhintay gudaha dalka Soomaaliya .


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Marxuumka geeriyooday, oo aan magaciisa la shaacin, ayaa la sheegay in da’diisu ahayd 58 jir, wuxuuna cudurka ku qaaday gudaha dalka Soomaaliya, isaga oo aan dibedda u safrin.

Dawladda Soomaaliya ma shaacin sida ninkan cudurka uu ku qaaday isaga oo aan dalka ka bixin, iyo in suurta-galnimada ah in ninkaasi uu fayraska sii qaadsiiyey dad kale.

Sidoo Kale Aqri.. 3 Fitaamin Oo Kaa Ilaalineysa Fayruska Karoona

Soomaaliya ayaa waxaa laga xaqiijiyey 8 kiis oo cudurka Coronavirus ah, waxaana ka bogsooday qof ka mid ah, halka qofkii ugu horreeyey uu u geeriyooday maanta.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...