Stephen Hawking Waxa Uu ahaa Mulxid… Halkan ka Ogow Wixii Uu Aaminsanaa

-

Waxuu aaminsanaa in Aakhira ama nolosha dambe ee naga sugayso ay tahay “sheeko caan ah” oo loogu talagalay dadka ka baqa dhimashada-sida uu yiri Stehen Hawking.

“Waxaan ku noolaan jirey dhimasho hore 49-kii sano ee ugu dambeeyey, Anigu kama baqayo dhimasho, laakiin anigu kuma degdegayo inaan dhinto. Waxaan hayaa wax badan oo aan rabo inaan sameeyo marka hore”ayuu yiri Stehen Hawking.

Stehen Hawking ayaa ka hadlay aaminaadiisa ku saabsan Ilaaah, mar uu wareysi siiyey Wargeyska EL MONDO ee Spain ka soo baxo waxa uu yiri:

‘Inta aynaan fahmin sayniska, waa wax caadi ah in la aamino in Ilaah abuuray caalamka. Laakiin hadda saynisku wuxuu bixiyaa sharaxaad qancin leh, “ayuu yiri  Hawking ”

“waxaan ogaan doonaa maskaxda Ilaah’ waxaa laga wadaa waxaan ogaan doonaa wax kasta oo Ilaah u garan karo, haddii uu jiro Ilaah, kaas oo aan jirin. Anigu waxaan ahay Mulxid  ! “.

Stehen Hawking waa saynis yahan Mulxid ahaa oo aragtidadiisa  aad looga qiimeeyo gudaha Ingiriiska, iyo guud ahaan wadamada Galbeedka, waxaa uuna Dhintay bishan March ee aynu ku jirno dhexdeeda.

2011-kii Stehen Hawking  waxaa uu yiri “ma jiro Ilaah”  hase ahaatee 2018-kii Alle waxa uu yiri  “ma jiro Stehen Hawking.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...