Su,aalo La weydiiya Dadka Ku Sooma Wadamada Galbeedka#Su,aalaha ugu Muhiimsan

-

Isla marka ay bilaabataba Bisha Ramadaan,Muslimiinta dunidana ay bilaabaan soonkooda, ayaa dadka Ku sugan Wadamada galbeedka waxa ay la kulmaan su,aalahan.

Sida Xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay Wargeyska  ‘The Independent’  dadweynaha reer Britian waxa ay caadi ahaan weydiyaan dadka sooman su,aalo dhowr ah, iyagoo rabo in ay soonka wax ka ogaadaan.

Ramadaanka Mar walbo Taariikh Kala Duwan Miyuu Yimaadaa?

Jawaabta ugu haboon ayaa waxa ay tahay : Maalmaha sanadka ee Taariikhda Hijriga waxa ay ka yaryihiin 11 maalin Sanadka Miilaadiga, sidaa darteed waxaa wax caadi ah in sanad walbo 11 maalin uu hoos uga soo dago taariikhdii la soomay sanad hore.

See Ku ogaataan in Qoraxda Dhacday?

wadada ugu fog ee lagu ogaado in qoraxda dhacday marka aad joogto wadamada galbeedka, waa in aad ku xisaabtanto masaajidka ku dhaw, ama in aad ka baarto Google-ka.

Soonku ma leeyahay halis caafimaad?

Soonku uma maleynaayo in caafimaad darro u keenaayo Shakhsiga , Hase yeeshee soonku waajib kuma ahan dadka

qabaa cudurada, ama dumarka xaamilada, kuwa ilmaha nuujiyana iyo dadka waaweyn.

Bataatan wax ma cuneysid miyaa?

Marka qofka sooman la weydiiyo su,aashan  waxaa inuu ku jawaabaa qofka sooman waxaa ka reeban cuntada maalintii oo dhan qorax soo bax ilaa qorax dhac.

haddaba waa lagama maarmaan in aad wax badan cuntaan?

taasi waxa ay u gaar tahay doorashada qofka ,hase yeeshee kuwa cuna cuntooyinka ugu badan waa kuwa dareema baahiya darran maalinkii,  waxeyna dareemaan oon badan, taasina waa sababta muslimiinta suxuurta u cunaan cunto yar.

su,aalaha kale ee  in la weydiiyo qofka ay badan tahay waxaa ka mid ah “Biya xitaa ma cabeysid miyaa?”,  “Oon ma dareemisid?” , “Candhuuftaadama liqi kartaa?”   “Ma ii ogashahay in aan hortaada waxa ku cuno? ,”Ma laguu ogalyahay in aad Cajiinka ilkaha isticmaasho?”

Jawaabaha Qaarkood waa kuwa la isku khilaafsanyahay, waxaa laga yaabaa in dadka qaaar candhuuf liqidda aysan dhib u aheyn, kuwa kalana waxaa laga yaabaa in cadayga oo kaliya ay ogolyihiin.

Wararka U Dambeeyey

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...

Dhagaxii Ceel Cali Waxa Uu Dhulka Ku Soo dhacay 50,000 Sano Ka Hor!

Sida ay lagu ogaaday baritaano ay si wada jir ah u fuliyeen jaamacadda almaas ee magaalada Muqdisho iyo baarayaal...

Qof Walbo Waxa Uu Cadaalad U Raadinayaa Ikraan Tahlill Marka Laga Reebo Farmaajo

La taliyihii hore amniga ee Farmaajo, Xuseen Cali oo hadda madax ka ah machadka daraasaadka ee Hiraal ayaa sheegay...